WAJAALE NEWS

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Udiyaar Garoobaya Xuska 18may.

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa ku jira udiyaar garowga dabaadega maalinta xuska qarannimada Somaliland ee fooda ingau soo haysa kuwaasi oo tababaro ay ugu diyaar garoobayaa ku qaata garoomada iyo talisyadooda.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version