WAJAALE NEWS

Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Magaalada Hargaysa Ku Diley Marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil!

Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Khaalid Axmed Koosaar oo ku eedaysan inuu 26-3-2024  ku dilay Magaalada Hargeysa marxuum  Nuur Cabdi Ismaaciil waxaanu ku dhuftay Baaskoolad.

Ciidanka Boolisku waxay wadaan baadhid-dheeraada markay ay dhamaatana waxay  degdeg u horgeyn doonaan sharciga  eedaysanaha.

Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxay tacsi u dirayaa ehelka marxuumkaasi Alle naxariistii janno haka waraabiyee.

Exit mobile version