Dumar Muxsiniin Ah Oo Ka Farxiyay Caruurta Ku Jirta Xarunta Agoomaha Magaalada Hargeysa. Editor: 1 month ago HARGAYSA(W,N)-Dumar reer Somaliland oo muxsiniin ah ayaa deeq ay ku ciidaanka gaadhsiiyay caruurta ku jirta xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;