WAJAALE NEWS

Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abiib Diiriye Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa Iyo Halka Lagu Aasi Doono!

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada aaska alle ha,unaxariistee Muj Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo dhawaan kugeeriyooday dalka jarmalka ayaa maydkiisa dalka la keeni doonaa maalinta bari ah iyadoo lagu aasi doono xabaalaha baqiic ee galbeedka magaalada hargaysa.

Exit mobile version