Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Tiriyay Maansada Cusub Ee “Digniin” Oo Uu Kaga Hadlayo Xaalada Bulshada Iyo Habdhaqanka Madaxda Somalida. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Tiriyay Maansada Cusub Ee “Digniin” Oo Uu Kaga Hadlayo Xaalada Bulshada Iyo Habdhaqanka Madaxda Somalida.
February 2, 2019 - Written by Editor:

“Adoo Wax Ilduufay In Aad Isdifaacdo Kalsooni Daraale, Dayowna Xiskaa leh, Aqoonta ka Haadan Damiina Kalbaa Leh Ka Caydha Dulqaadka”Abwaan Cabdilaahi.

Hargaysa(W,N) Abwaan Cabdilaahi xasan ganey oo kamid hal abuurka gayiga somalida gaar  ahaan somlailand ayaa soo saaray maanso cusub oo uu ku cabirayo dareen shacabka iyo hagrashada hadba cida ay idhiibaan talada oo dhaliisha ay shacabku usoo jeediyaan kga jawaab awood iyo adeegsiga ciidanka;

Halkan ka Dhagayso Maansada Digniin Iyo Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey;

 

COMMENTS
LINKS