Daawo: Doodii Jimcaha Ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Qadiyada Xadhiga Saxaafada Somaliland iyo Heerka Xuuqda Ra’iga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Doodii Jimcaha Ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Qadiyada Xadhiga Saxaafada Somaliland iyo Heerka Xuuqda Ra’iga
February 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Barnaamijka doodii Jimcaha ee BBC-da ee Maanta, ayaa waxa lagu faaqiday qadiyada xadhiga Saxaafada Somaliland iyo heerka xuquuqda ra’iga, Waxaana dooda marti ku ahaa Wasiir ku xigeeka arrimaha Gudaha Somaliland iyo Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Solja.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dooda

COMMENTS
LINKS