“Hadii Layidhaa Inanbaa Lacag Cunay Oo La Xisaabiyo Waxa Ka Dhacaysa Qaylada Ugu Wayn Iyo Reer Hebelbaa Loo Jeedaa!Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Layidhaa Inanbaa Lacag Cunay Oo La Xisaabiyo Waxa Ka Dhacaysa Qaylada Ugu Wayn Iyo Reer Hebelbaa Loo Jeedaa!Madaxwayne Biixi.
March 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha somailand muuse biixi cabdi ayaa ka hadlay caqabadaha ka hor imanaya dawlada marka xukuumadu cidii wax lunsatay hanti dhowrku baadho ee la xisaabiyo In markiiba qayladu istaagayso

Madaxwayne biixi ayaa walaac ka muujiyay sida wax loo sixi karo mar hadii qofka xatooyo xoolaha umado loo qabto ay markaaba reer iyo odoyaal qaylinayaa iyagoo ku doodaya in loo jeedo Reerkooda

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Hadalka Madaxwayne Muuse Biixi  iyo Markhaati furka Dhacdadii Masuuliyiinta Lagu Xidh Xidhay Oo Markiiba Odayaal la Dhaq Dhaqaajiyay Hadalkooda lagu Siidaayay Qaarkood;

https://youtu.be/661irfr0HKs

 

COMMENTS
LINKS