Turkiga Oo Ciidamo Iyo Taangiyo Soo Dhoobay Xuduuda Suuriya

Hargaysa(W,N)-Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba goobood oo ku yaalla wuqooyiga Suuriya oo ay gacanta ku hayaan xoogaga Kurdiyiinta. Taangiyada iyo ciidamada Turkiga ayaa sidoo kale la soo dhoobay xadka Suuriya iyo Turkiga u dhaxeeya.   Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in mucaaradka Suuriya ay … Continue reading Turkiga Oo Ciidamo Iyo Taangiyo Soo Dhoobay Xuduuda Suuriya