Wajaale” Magaalo Masuuliyiinteedu Ka Soo Shaqo Tagaan Magaalo Kale.

Halkan Akhri; Magacyada Masuuliyiinta Magaalada Tog Wajaale Xilalka ka haya Oo Noqday Kuwo Dhamaan kasoo Shaqa Taga Magaalooyin Kale Iyo Arimaha Kulamaan, TOG WAJAALE(W,N) Guud ahaan,Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale,waxay daris u noqotay Maamul xumo baahsan,waxaanay hoy u noqotay Masuuliyiin ka soo shaqo taga Magaalo kale,oo gabi ahaanba Dagmada ay Xukumaan aan daganayn,iyadoo Shabakada Wararka Wajaalenews.net u … Continue reading Wajaale” Magaalo Masuuliyiinteedu Ka Soo Shaqo Tagaan Magaalo Kale.