Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

Tukaraq (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Guurtida ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaanay kulamo la qaateen Ciidamada Qaranka ee ku sugan Deegaanka Tukaraq. Halkan hoose ka daawo muuqaalka   Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Nashaad Farxaan Cali Daawo: Cali Waran Cade Oo Digniin Culus U Diray Xukuumada Farmaajo   … Continue reading Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool