Raysal-wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxwaynaha Kenya Oo Ku Kulmay Magaalo Xuduudeedka Mooyaale Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raysal-wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxwaynaha Kenya Oo Ku Kulmay Magaalo Xuduudeedka Mooyaale Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen!
December 9, 2020 - Written by Editor:

MOOYAALE(W,N)- Raysalwasaaraha dalka itoobiya Abiy Axmed oo kazoo kicitimay magaalo madaxda dalka itoobiya ayaa safar booqasha ah ku yimid xuduudka ay wadagaan dalka Kenya ee mooyaale halkaasi oo ay ku kulmeen madaxwaynaha dalka Kenya Uhura Kenyata.

Madaxda Kenya iyo itoobiya ayaa ka wada hadlay xidhiidhka labadal iyo isku socodka ganacsi ee xuduudka ay wadaagaan,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS