DAAWO;-Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashaxnimada Muj Maxamed Weere Ee Golaha Deegaanka Caasimada Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashaxnimada Muj Maxamed Weere Ee Golaha Deegaanka Caasimada Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
December 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Mujaahid Maxamed Weere oo kamid ahaa Mujaahidiintii naftooda uhuray dib uxoraynta jamhuuriyda Somaliland kana mid ah shakhsiyaadka faro utiris ah ee Bulshada Reer Somaliland sida wayn uqiimayso ayaa maanta shaaciyay in uu usharaxan yahay xildhibaanimada golaha deegaanka caasimada hargaysa

Munaasibada shaacinta musharax muj maxamed were ayaa waxaa kazoo qaybgalay badi haldoorka reer Somaliland waxgaradka,haween iyo xubno kamid ah saraakiishii Snm.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS