Dawlada Maraykanka Oo Digniin Udirtay Muwaadiniinteeda Ku Sugan Magaalada Muqdisho | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Digniin Udirtay Muwaadiniinteeda Ku Sugan Magaalada Muqdisho
February 18, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Safaarada dalka maraykanku ku leeyahay dalka somaliya gaar ahaan caasimad muqdisho ayaa muwaadiniinteeda ku sugan muqdisho uga digay in ay ka agdhawaadaan goobaaha maalinta bari ay ka dhacayaan banana baxyadu islamarkaana ay gacantooda ku haystaan bassporadooda

SIdoo kale dawlada maraykanka ayaa ka hadashay khatarta ka dhalan karta isku soo baxyada ay ku baaqeen mucaaridka somaliya iyo diidmada maamulka madaxwayne farmaajo

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS