DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Ah Ujeediyay Ardayda Dugsiga Nuuradiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Ah Ujeediyay Ardayda Dugsiga Nuuradiin.
February 22, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ah Hal abuurka dhalinyarada ah ee dalka dibadiisa ku nool ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa jeediyay kumanaan kamid ahardayda waxka barata dugsiga sare ee nuuradiin qaybtiisa raga.

Abwaan cabdilaahi ayaa ardayda kula dardaarmay in ay dadaalaan islamarkaana ay hada doortaan mustaqbalkooda bari ..

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS