DAAWO;-Munaasibad Laga Shaacinayay Musharax Daa,uud Food Cade Ee Xisbiga Ucid Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Laga Shaacinayay Musharax Daa,uud Food Cade Ee Xisbiga Ucid Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
May 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay musharax daa,uud xuseen jaamac uu usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex ee xisbiga ucid ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteelka maansoor.

Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay hogaanka xisbiga ucid iyo waxgaradka iyo taageerayaasha musharax daa,uud xuseen jaamac.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS