Qaramada Midoobay Oo Soo Dhawaysay Ergayga Cusub Ee Midowga Africa Usoo Magacaabeen Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Soo Dhawaysay Ergayga Cusub Ee Midowga Africa Usoo Magacaabeen Somaliya.
May 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay ayaa soo dhaweeyay wakiilka cusub ee midowga Africa usoo magacaabeen arimaha doorashooyinka Somaliland oo khilaafyo culus hadheeyeen in ay dalka ka qabsoonto.

Qoraal kazoo baxay xafiiska xoghayaha qaramada midoobay ayaa lagu soo dhaweeyay magacaabista midowga Africa ay somaliya ugu soo magacaabeen ergayga arimaha doorashooyinka somaliya

Xoghayaha qaramada midoobay ayaa wadamada beesha caalamka iyo dhinacyada siyaasada somaliya ku booriyay in ay la shaqeeyaan ergaygan cusub

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS