Askar Itoobiyaan Ah Oo La Sheegay In Ay Magan Galyo Waydiisteen Dalka Suudan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Askar Itoobiyaan Ah Oo La Sheegay In Ay Magan Galyo Waydiisteen Dalka Suudan.
May 10, 2021 - Written by Editor:

JUBA(W,N)-Qaarkamid ah saraakiisha iyo ciidamo itoobiyaan ah oo dalka suudaanka koonfureed ujoogay shaqo ayaa dalkaasi ka dalbaday in ay siiyaan magangalyo kadiab markii ay k dhamaatay shaqadii oo la damcay in dalkoodii agu celiyo.

COMMENTS
LINKS