DAAWO;-Wasaaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaacisay In Ay Caawa Ramadaan Tahay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaacisay In Ay Caawa Ramadaan Tahay.
May 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta io awqaafta somaliland sheekh khaliil iyo gudi loo saaray arimaha bilshada bisha ciidan oo goor dhawayd warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay jirin cid aragtay bilshada bisha islamarkaana ay caawa tahay ramadaan

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS