DAAWO;-Magaalada Wajaale Iyo Sidii Looga Tukaday Salaadii Ciidul Fidriga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Wajaale Iyo Sidii Looga Tukaday Salaadii Ciidul Fidriga
May 13, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa siwayn u oogay tukashada salaada ciidul fidriga oo ku tukadeen garoonka kubada cagta ee magaalada wajaale

Sidoo kale waxaa tukashada salaada kala qaybgalay masuuliyiin katirsan maamulka gobolka gabiley oo bulshada ujeediyay fariimo la xidhiidha acmaasha salaada iyo ilaalinta abniga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS