DAAWO;-Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Tababar U Furay Madaxda Komishanka Ee Heer Gobol Iyo Heer Degmo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Tababar U Furay Madaxda Komishanka Ee Heer Gobol Iyo Heer Degmo
May 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa tababar ufuray maamulka komishanka ee gobolada iyo degmooyinka dalka oo lagu tababarayay sida ay uga shaqaynayaan doorashada isku sidkan ee dhawaan dalka ka qabsoomaysa.

Xubno kamid ah koomishanka doorashooyinka ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada tababarkan oo socon doono mudo sedex cisho iyo casharada ay ka baranayaan masuuliyiinta komishanka uqaabilsan gobolada iyo degmooyinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS