DAAWO;-Waalidiinta Dhalinyaradii Maamulka Farmaajo Uqaaday Eritrea Oo Banaan bax Ka Dhigay Magaalada Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waalidiinta Dhalinyaradii Maamulka Farmaajo Uqaaday Eritrea Oo Banaan bax Ka Dhigay Magaalada Muqdisho.
May 16, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Qaarkamid ah hooyooyinkii caruurtooda maamulka farmaajo tababarka ciidanka ugu qaaday ee mudo lala ayaa maanta iskugu soo baxay banana bax ay ku dalbanayaan in xukuumada dhalinyaradoodii keento raq iyo ruux halkii ay ku danbeeyeen/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS