DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Somaliland Ee Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Somaliland Ee Hargaysa
May 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda dalka jabuuti ayaa maanta soo gaadhay caasimada somaliland ee hargaysa kuwaasi oo iskugu jira wasiiro, saraakiil ciidan, agaasimayaa iyo xubno kale.

Waxaana madaar cigaal kusoo dhaweeyay wasiiro taliyayaasha ciidamada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS