Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Maxamed Kaahin Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Maxamed Kaahin Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday!
May 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadibmarkii uu mudo xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka emaraadka carabta.

Waxaana wasiirka arimaha gudaha kusoo dhaweeyay madaar cigaal masuuliyiin xukuumada ka tirsan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS