DAAWO;-Fanaanada Caanka Ah Ee Khadra Daahir Cige Oo Ka Hadashay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Iyo Isku Tanaasulka Maayarka Caasimada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaanada Caanka Ah Ee Khadra Daahir Cige Oo Ka Hadashay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Iyo Isku Tanaasulka Maayarka Caasimada.
June 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada caanka ah ee Khadra Daahir Cige ayaa ka hadashay doorashooyinkii ka dhacay Somaliland oo ay ku tilmaamtay in ay ahayd doorasho tii ugu wanaagsanayd ee dalkaka dhacday

Sidoo kale fanaanad khadra daahir ayaa bogaadisay qaabka loo maareeyay tartankii maayarka caasimada hargaysa oo madaxwayne biixi ka odayeeyay islamarkaana ay isku tanaasuleen maayarkii hore oo utanaasulay xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo ahaa xildhibaankii ugu codka badnaa loona caleemo saaray maayarka cusub ee dhawaan caasimada hargaysi yeelan doonto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS