DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorashadii Maayarka Iyo Maayar Kuxigenka berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorashadii Maayarka Iyo Maayar Kuxigenka berbera.
June 15, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka qaybgala fadhigii uhoreeyey ee ay yeesheen golaha deegaanka degmada berbera kaasi oo lagu doortay maayarka iyo maayar kuxigeenka golaha deeganka degmada berbera oo markale maayarki magaalada loo doortay cidin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS