Xisbiga Wadani Oo Sharci Daro Ku TilmaamayTalaabada Ay xukuumadu Ku Joojinsay kalfadhigii Golaha Deegaana Degmada Boorama! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Sharci Daro Ku TilmaamayTalaabada Ay xukuumadu Ku Joojinsay kalfadhigii Golaha Deegaana Degmada Boorama!
June 16, 2021 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Golaha deegaanka dgmada  borama ayaa maanta la dhaariyay iyagoo loo balan sanaana in ay yeesheen fadhigoodii uhoreeyay balse waxaa baajiyay badhasaabka gobolka oo sheegay in ay maalinta bari ah fadhiisan doonaan

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa sharci daro iyo awood sheegasho ku tilmaamay joojinta fadhiga golaha degaanka degmada boorama oo dooran lahaa maayar iyo maayar kuxigeenk

Sobobta xukuumadu ujoojisay ayaa ah markii ay mucaaridku kaga awood bateen ismarkaana ay dooranayeen maayar iyo kuxigeenk kazoo jeeda laba xisbi mucaaridk

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS