DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorashada Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Degmada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorashada Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Degmada Gabiley.
June 17, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

GABILEY(W,N)-Golaha deeganka degmada gabiley ayaa maanta yeeshay fadhigoodii uhoray kaasi oo lagu doortay maayar iyo maayar kuxigeenka degmada taasi oo ay kasoo qaybgaleen wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo badhasaabka gobolka.

Sidoo kale golaha deegaanka gabiley ayaa markale maayar udoortay maayarkii hore ee gabiley maxamed amiin cumar cabdi halka maayar kuxigeena looga doortay cabdilaahi oo katirsan xisbiga mucaaridka ah ee wadani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS