Golaha Deegaanka Degmada Boorama Oo Doortay Maayarka Iyo Maayar kuxigeenka Cusub Ee Degmada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Deegaanka Degmada Boorama Oo Doortay Maayarka Iyo Maayar kuxigeenka Cusub Ee Degmada.
June 17, 2021 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Golaha cusub ee degmada boorama ayaa yeshay fadhigoodii ugu horeeyay kaasi oo ay ku doorteen maayar iyo maayar kuxigeenk katirsan xisbiyada mucaaridka

Loolan adag oo xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ku dhex boorama kadib waxaa ku guulaystay hanashada maayarka iyo kuxigeenkiisa xisbiyada wadani.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS