Ogaysiiska Guud Iyo Digniin Inaan La Isticmaali Karin Calaamada [sumada] Ganacsi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ogaysiiska Guud Iyo Digniin Inaan La Isticmaali Karin Calaamada [sumada] Ganacsi!
June 19, 2021 - Written by Editor:

Ogaysiiska Guud Iyo Digniin Inaan La Isticmaali Karin Calaamada [sumada] Ganacsi!

OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI (Gudaha Xuduuda Dalka Somaliland)

Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda Layidhaahdo PROMASIDOR ‘IP HOLDINGS A LIMITED oo ah Shirkad deyn xaddidan oo lagu aasaasay sharciyada Mauritius Iyada oo xarunteedu Tahay Ebene ‘ Junction, Rue de la Démocratie, Ebène, Ujeeddooyinka shirkadanina ay tahay Soo

saarista iyo ka ganacsiga summadaha/ calaamadaha ganacsi ee hoos ku xusan

.Shirkada PROMASIDOR IP HOLDINGS ay tahay Mulkiilaha iyo ka ganacsadaha kaliya ee u gaarka ah

summaddan

PROMASIDOR; kaas oo loogu dhawaaqo Afka Somaliga BAROMASIDOR oo ku turjumaya afka carabiga بروماسيدور

Summadaha kor ku xusan waxaa loo isticmaalaa fasalka 29aad ee alaabooyinka hoos ku xusan

Fasalka 29aad,

Hilibka, kalluunka, digaagga iyo ugaadha; soosaarida hilibka; la keydiyey,

la qaboojiyey, la qalajiyey oo la kariyey miraha iyo khudradda; jellies, jams, compotes;

ukunta; caano, jiis, subag, caano fadhi iyo waxyaabaha kale ee caanaha laga sameeyo; saliidaha iyo dufanka cuntada.

DIGNIIN; Digniintan iyo ogaysiiskan waxaa la siinayaa Cid kasta Ama shirkad kasta oo

Isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha Calaamada shirkada kor ku xusan ama ku

Xad-gudibta Calaamadan ama jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu

dacwaynayo islamarkaan Talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan qof

kasta oo jabiya xuquuqda lahaanshaha ganacsiga ee shirkadan.

 

COMMENTS
LINKS