DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay Olole Nadaafadeed Oo Laga Fulin Doona Xaafadaha Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay Olole Nadaafadeed Oo Laga Fulin Doona Xaafadaha Magaalada.
July 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa  shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa ugu baaqay in ay kala soo qaybgalaan olole nadaafadeed oo laga fulin doona xaafadaha magaalada hargaysa iyo wakhti la fulinayo iyo sida ay isku qaybinayaan xaafaduhu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS