Xildhibaan Mucaaridka Ka Tirsan Oo Sheegay In La Afduubay Xil Khadar Guun Oo Katirsanaa Isbahaysiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mucaaridka Ka Tirsan Oo Sheegay In La Afduubay Xil Khadar Guun Oo Katirsanaa Isbahaysiga.
July 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan khaddar cali oo katirsan xildhibaanada kazoo baxay mucaaridka ayaa sheegay in la afduubay xildhibaan khaddar guun oo katirsanaa isbahaysiga kana soo baxay gobolka maroodi jeex xili ay bulshadu ilaa habeen xalay aryay sawirka xildhibaan khaddar kula jiro shir gudoonka xukuumada kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS