Safiir Kuxigeenka Jsl Ufadhiya Itoobiya Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Ujeediyay Xildhibaan Mustafe Oo Sheegay In Lagu Shirqoolay Adis Ababa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiir Kuxigeenka Jsl Ufadhiya Itoobiya Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Ujeediyay Xildhibaan Mustafe Oo Sheegay In Lagu Shirqoolay Adis Ababa.
July 28, 2021 - Written by Editor:

ADIS(W,N)-Safiir kuxigeenka safaarada Somaliland ee dalka itoobiya ayaa muuqaal uu iska soo duubay kaga jawaabay eedo uu xildhibaan mustafe ujeediyay safaarada itoobiya oo uu sheegay in shirqool loogu gaystay magaalada adis islamarkaana safaaradu ka qaban wayday telfoonkii

Safiir kuxigeenka barkhad kaariye ayaa waxba kama jiraan ku sheegay eedahaasi isagoo xusay in aanu xildhibaan la soo xidhiidhin’

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS