Maamulka Gabiley Iyo Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada Oo Fuliyay Wajigii Labaad Ee Ololaha Dhagxaan Ururinta Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gabiley Iyo Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada Oo Fuliyay Wajigii Labaad Ee Ololaha Dhagxaan Ururinta Magaalada.
July 29, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee gabiley oo uu horkacayo maayarka magalada gabiley iyo xubnaha golaha deegaanka ayaa saaka magaalada ka fuliyay ololaha dhagxaan ururinta wajigii labaad.

Sidoo kale ololaha dhagxaan ururinta ee loogu magacdaray muwaadin nala qurxi magaalada ayaa waxaa ka qayb qaatay bulshada qaybaheeda kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS