Midowga Africa Oo Shaaciyay In Ay Diyaar Uyihiin Dhex dhexaadinta Somaliya Iyo Kenya Ee Muranka Badda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midowga Africa Oo Shaaciyay In Ay Diyaar Uyihiin Dhex dhexaadinta Somaliya Iyo Kenya Ee Muranka Badda.
July 29, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

ADIS(W,N)-Midowga Africa ayaa sheegay in ay aqbaleen dalab uga yimid Kenya oo la xidhiidha sidii loo dhex dhexaadin lahaa somaliya oo uu ka dhexeeyo muranka dhinaca badda ah,

Sidoo kale midowga Africa ayaa sheegay in ay diyaaruyihiin in ay dhex dhexaadiyaan labadan dal ooo murankoodu gaadhay ilaa maxkamada caalamiga ah wallow aanay kazoo saarin wax natiijo ah

HALKANKA AKHRI WAR MURTIYEED KASOO BAXAY MIDOWGA AFRICA;

 

COMMENTS
LINKS