DAAWO;-Boqolaal Kamid Ah Ardayda Dugsiyada Nuuradiin Oo Siwayn Uga Qayb Qaatay Ololihii Nadiifinta Caasimada Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Boqolaal Kamid Ah Ardayda Dugsiyada Nuuradiin Oo Siwayn Uga Qayb Qaatay Ololihii Nadiifinta Caasimada Hargaysa!
July 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Inka Badan 500 Arday kamid ah ardayda dhiga dugsiga nuuradiin oo ka jawaabaya baaqii maayarka caasimada hargaysa ayaa saaka qaybgalay ololihii nadiifinta caasimada hargaysa oo saaka   laga fuliyay guud ahaan magaalada hargaysa.

Maamulka dusgiyada nuuradiin ayaa aroortii hore diyaariyeen ardaydan  sida qalabka ay ku xaadhayaan qashinka.

Sidoo kale ka qayb qaadasha nadiifinta caasimada ee ardayda nuuradiin ayaa  noqday mid soo jiita bulshada qaybaha heeda kala duwan oo qofkii arkaaba uu kala qaybgalayay ololaha nadiifinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS