“Maalmahan Waxaa Socotay Dooda Ah Xukuumada 4sano Ayay Joogtaye Maxay Qabatay?Runtii Waxbadan Ayaanu Qabanay”Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maalmahan Waxaa Socotay Dooda Ah Xukuumada 4sano Ayay Joogtaye Maxay Qabatay?Runtii Waxbadan Ayaanu Qabanay”Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl.
November 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali Suufi Jibriil oo ka hadlay Munaasibad ay qabatay haayada maamul wanaaga ayaa ka Hadlay waxyaabaha uqabsoomay xukuumada Sida EGOV Ee Ay hirgaliyeen,

Sidoo kale wasiir cabdiwali ayaa ka jawaabay doodaha shacabka ah ee ah xukuumada madaxwayne biixi afarsano oo ay xilka haysay maxay qabatay isagoo soo bandhigay waxyaabaha ay xukuumadu qabatay mudadaasi

Dhanka kale wasiir cabdiwali ayaa ka hadlay waxyaabaha keena in masuuliyiinta isku wasaarada ahi iskhilaafaan keenta,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS