Suldaan Mawliid Sabayse Oo Sheegay In Buurmadow Aanu Matalin Somaliland, Kuna Hanjabay In Ay Talaabo Ka Qaadi Doonaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Mawliid Sabayse Oo Sheegay In Buurmadow Aanu Matalin Somaliland, Kuna Hanjabay In Ay Talaabo Ka Qaadi Doonaan.
November 29, 2021 - Written by Editor:

“Buurmodow Hadii La qaban Waayey Annaga Talaabo Ka Qaadayna” Suldaan Mawliid Sabayste

HARGAYSA(W,N)-Suldaan mawliid cali ibraahim sabayste oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa si adag uga horyimid socdaal maalmihii dunabeeyay uu somaliya ku joogay boqor buurmadow oo magaca Somaliland ku marayay gobolo kamid ah somaliya

Suldaan mawliid sabayste ayaa sheegay in aanu buurmadow matalin shacabka Somaliland ismarkaana ay muhiim tahay in xukuumadu talaabo ka qaado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS