Boqor Buurmadow Oo Fasilaad Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Uyidhi Oo Reer Muqdisho Siyaabo Kala Duwan Loogu Turjumay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Buurmadow Oo Fasilaad Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Uyidhi Oo Reer Muqdisho Siyaabo Kala Duwan Loogu Turjumay.
November 30, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka soomaaliyeed oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa magaalada muqdisho ayaa fasilaad ka bixiyay hadal uu muqdisho kayidhi oo siyaasiyiin iyo qaybo kamid ah bulshada reer muqdisho siyaabo kala duwan uga dareen bixiyeen

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa fariin udiray cidkasta oo dhibsatay hadalkiisii.

COMMENTS
LINKS