Agaasimaha Wasaarada Biyaha Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Botor. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Wasaarada Biyaha Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Botor.
November 30, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada biyaha somaliland oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiey, maayarka gabiley iyo masuuliyiinta biyaha ee gobolka ayaa kormeer ku tagay deegaanka ceelasha biyaha gabiley ee botor.

Sidoo kale masuuliyiintan ayaa xadhiga ka jaray ceel biyood lagu kordhiyay ceelasha biyaha ee gabiley ka cabto.

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS