Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Wadayaasha Gaadiidka Yar Yar Raalin Galin Ka Siiyay Amar Deg Deg Ah Oo La Dul Dhigay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Wadayaasha Gaadiidka Yar Yar Raalin Galin Ka Siiyay Amar Deg Deg Ah Oo La Dul Dhigay.
December 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada haragysa ayaa ka garaabay cabasho kazoo yeedhay wadayaasha gaadiidka yar yare e bijaajka oo cashuur deg deg ah lasaaaray xili aah wax ogaysiis ah la siin

Maayarka mooge ayaa raalin galin ka siiyay amarkaasi deg deg ah isagoo siiyay mudo afar cisho ah ay kusoo diyaar garoobaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS