Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Geed balaadh Iyo Soo Dhawaynta Lagu Qaabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Geed balaadh Iyo Soo Dhawaynta Lagu Qaabiley
December 7, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley cabdiqani jiidhe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey degmada geedbalaadh ee gobolka.

Ujeedada safarka badhasaabka gobolka ayaa ah ukuur galida xaalada gobolka iyo isbarasho maamulada degmooyinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS