Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama!
May 17, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Boorama si Diiran Loogu  soo dhaweeyay.

Hogaanka labada Xisbi ayaa ka qayb galaya xuska maalinta Qaran ee 18-ka May.

 

COMMENTS
LINKS