Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
May 17, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan iyo wafti oo hogaaminayo oo kamid ah hogaanka xisbiga ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee magaalada burco

Gudoomiye ayaa magaalada burco kaga qaybgalay xuska maalinta qarannimada jsl ee 18may oo maalinta bari ah ku began

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS