Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xisbiyada Mucaaridka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xisbiyada Mucaaridka
May 21, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo madaxdhaqameedka gobolka gabiley ayaa jawaab ka bixyay hadal hanjabaad oo kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale cuqaashan ayaa dhalinyarada ugu baaqay in aanay yeelin siidhiga dagaal ee uu afuufayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS