Sheekh Mustafe Oo Ka Hadlay Banaan Baxyadii Shalay Dalka Ka Dhacay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Mustafe Oo Ka Hadlay Banaan Baxyadii Shalay Dalka Ka Dhacay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka.
August 12, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada wawayn ee somalida ayaa ka hadlay mudo haraado maalintii shalay ka dhacay gobolada Somaliland kaasi oo ay ku dhinteen dad shacab ahi

Sheikh mustafe ayaa sheegay in aanay dadka shacabka ahi garanayn waxa ay ku dhimanayaan askarta toogaynaysaana aanay garanayn waxa ay ku dilayaan.

COMMENTS
LINKS