Dhismaha Cusub Ee Xarunta Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Xadhiga Laga Jaray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhismaha Cusub Ee Xarunta Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Xadhiga Laga Jaray.
September 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha somailand oo u weheliyo maayarka caasimada hargaysa iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun cusub oo loo dhisay degmada ibraahim koodbuur taasi oo dhaqaalaha ku baxay ay iska kaashadeen shacabka degmada iyo dawlada hoose

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS