Wasiirka Cadaalada Jsl Iyo Masuuliyiin Kale Oo Booqday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaalada Jsl Iyo Masuuliyiin Kale Oo Booqday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo.
September 23, 2022 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland oo safar ku  jooga gobolka sanaag ayaa booqday xabsiga dhexe ee magaalada ceerigaabo halkaasi oo uu ukuurgalayay xaalada maxaabiista ku xidhan.

COMMENTS
LINKS