Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolada Bari Oo Wacad Ku Maray Hadii Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada La Taabto In Somaliland Kala Tagayso. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolada Bari Oo Wacad Ku Maray Hadii Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada La Taabto In Somaliland Kala Tagayso.
September 27, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cai canter iyo cismaan kalaash oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ee gobolada bari iyo beelaha harti ayaa sheegay hadii gudoomiye cabdirasaaq kursigiisa la taabto in Somaliland kalatagayso iyagoo sheegay in ay arintaasi wadaa dad markii horeba dhacay kuraasida beelaha harta balse aanay maanta suurtoobay in hirgalo damacoogu.

COMMENTS
LINKS