“Waxaan Ahay Gabadhii Uhoraysay Ee Reer Awdal Ee Wasiir Loo Magacaabo”Wasiirka Maalgashiga jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Ahay Gabadhii Uhoraysay Ee Reer Awdal Ee Wasiir Loo Magacaabo”Wasiirka Maalgashiga jsl
November 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada maalgashiga somaliland marwo aamina cilmi fariid oo maanta xilkii la wareegtay ayaa sheegtay in ay tahay gabadhii uhoraysay ee reer awdal ee noqota wasiir buux.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS