Siyaasi/ Ganacsade Maxamed C. Bookh Oo Isbarbardhig Ku Sameeyay Kor Ku Kaca Ku Yimid Qiimaha Miciishada Iyo Shidaalka Ee 2017 Ilaa 2023! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi/ Ganacsade Maxamed C. Bookh Oo Isbarbardhig Ku Sameeyay Kor Ku Kaca Ku Yimid Qiimaha Miciishada Iyo Shidaalka Ee 2017 Ilaa 2023!
October 5, 2023 - Written by Editor:

Waxaan Isbar-bar Dhig ku samaynaynaa 13Nov 2017 ilaa 05 Sep 2023 Raashinka Qiimihii hore iyo Maanta:

Hore.                                                      Maanta

1: Sonkor 50kg 221,000 Slsh………. 410,000 Slsh

2: Daqiiq: 50kg 170,000 Slsh………..316,000 Slsh

3:Bariis : 50kg.  230,000 Slsh………..310,000Slsh

4:Caano coast.  144,000 Slsh………. 210,000Slsh

5:Saliid.  5litir.      40,000 Slsh……….. 65,000Slsh

6: Diesel 1 litre        6,500 Slsh::::::::::: 8,500 Slsh

7: Patrol 1 litre.         7,500 Slsh :::::::::: 9,000 Slsh

hadaba Miskiinka boqolkiiba 200% ku kordheen ee ilaa maalintaa ilaa Maanta Doorasho looga Sheekaynayo ee Waayay Nidaamkii Dawladeed ee la Xisaabtami lahaa Ganacsatadan, Caafimaad, Waxbarasho, Biyo hadalkood iska daa,  yaa u maqan? Allah Allah.

QORE; Maxamed cabdilaahi Bookh

COMMENTS
LINKS